Hadhwanaag News



Dagaalkii u dhexeeyey Mayor Shucayb iyo Xildhibaanada Deegaanka Gabiley oo isu bedeley Boos Riixasho iyo Dano-Gaar ah - Golahaa hore oo wakhtigiisa inta badan ku soo dhammeystey is qabqabsi iyo boos riixasho
Thursday, July 31, 2014
Fursad mihim ah : Bahda Khayrka Beeshii Rasuul Iyo Barashadii Diinta Bismilaahi Weeyaan Halkii Laga bilaabaaye Bushaaraan Sidaa Baratanaan Baaq Isleeyahaye. - Hadab si aynu uxidhiidhno soo garaac tellifoonadan: 00252634012141 Mobile. 00252659344448 Mobile
Thursday, July 31, 2014
Qaybtii Afraad Ee Maqaalkii Isbar Bar Dhiga, W/Q:Xasan Farax Xirsi(Xasan-Mataan) - inkastoo uu yahay ninka adag shaqadiisa hadana waxa uu kagaabiye amaba baal maray inuu ucadaalad sameeyo ciidankiisa
Thursday, July 31, 2014
Wasiirka Ku Qarsoon Daaha Madaxtooyadda Aya Hadlay By Mukhtar Cilmi - komishokuuna kursigaas uma fadhiyo silaanyo ee wuxu u fadhiya rabiitanka shacabweynaha ee xukuumo masiirkooda
Thursday, July 31, 2014
Kaaftan ku soocda xidigaha geeska: Xidigayahow sida rah xareed ku jira xarakaadaya. Xaawo iyo Aaden si doodi armaa janada ladinka xooraa. - Markaan arkay waxa laga sheegayo xidigaha geeska, waxaan xasuustay sheeko
Thursday, July 31, 2014
Mustafe Oomaar; '' Fanaan Iga Yaabiyay! Cajiib - Dhadhan, Xiise badan leh oo jecelaysi xoog leh wata oo aanan beryahan ku hayn Fanka iyo Heesaha cusub ayaaba dareenkayga ku hooray!
Thursday, July 31, 2014
HAMBALYO CIIDDA ISLAAMKA CIIDUL-FADRI! Gudoomiyaha jaliyada Somaliland ee south Africa - dhammaan jaalliyadaha Somaliland ee ku kala dhaqan daafaha dunida, dhammaan ururada kala gadisan ee bulshada
Thursday, July 31, 2014
Shaqo Iyo Mustaq Bal La'aanta Dhalin Yarada Somaliland Iyo Arxan La'aanta Siyaasiyiin Isku Sheega Iyo Tijaarta. - nasiib daro kii aan cid hay sana gidaaraduu fadhiisanayaa.waxaad arkaysaa suqaqa Magaalooyinka waa weyn oo ishu isqabatay dhalinyaro meel kaste
Thursday, July 31, 2014
Qaabkii looga ciidey Magaalada Zurich ee dalka Switzerland. - Masaajidkan ayaa ah goob si weyn uga qayb qaatey kulminta iyo kaalmeynta umadda Soomaaliyeed
Thursday, July 31, 2014
Xukuumadda La Dagaalanka Saxaafadda Iyo Xoriyadda By Mukhtar Cilmi - Xukuumada uu hogaaminayo madaxweyne Silaanyo ayay siyaasaddeedo tahay la dagaalanka saxaafadda madaxa banaan
Thursday, July 31, 2014
Akadmaga Horumarinta Waxbarashadda Beelaha Laga Tirade Badan Yahay Ee Adem Academy? Waa Maxay Ujeedooyinka Loo Aasaasay? - Qaab Noocee Ah Ayay Ay Akadamigu U Shaqaysaa? Halkee Ayay Ka Shaqaysaa? Muxuu Qabataa? Yaa Maamula?
Thursday, July 31, 2014
Qabyaaladii oo ka Cabanaysa Qabyaalad oo leh ,Waa lay Qabyaaladeeyay!!! - Marka xigta, waxa aan aad ula yaabay ayadoo lagu jiray ayaamahii ugu danbeeyay bisha barakaysan ee ramadaan
Wednesday, July 30, 2014
Oromada Iyo Hab-Dhaqanka Xun Ee Bulshada Ay Ku Hayaan Q1aad, W/Q:Hamse Bashe Muhumed - Lagasoo bilaabo soo geddo noqoshadii dalka, iyo faafidii nabadgelyada somaliland waxaa dalka sanadba sanadka ka dambeeya
Wednesday, July 30, 2014
Bushaaro:-Ka Baro Mac-hadka Caalamiga Ah Ee DaarulXadiis Online Xifdiga Quraanka Kariimka ah, Culuumta Diinta Islaamka Iyo Casharada La Xidhiidha Axkaamta sakaatul fidri - Halkan kala Xidhiidh daarul xadiis oo ku soo Dhawaynaysa markasta iyo meel kasta oo aad joogto TEL 0014156896843 Free Call
Wednesday, July 30, 2014
Waydiimaha Guurka Casrigan aynu Joogno! - Muxuu ka shaqeeyaa? ma Haayad? ma Dawladda? ma jaamacadd? ma Duggsi? Ma Warbaahiye, ma Shirkad? Miseba iskii buu u shaqaystaa?
Wednesday, July 30, 2014
Xiddigaha Geesku Waxay Qaranka u Qabteen ayaa ka Qara-weyn Qaladkay Galeen! W/Q: Eng. Hussein Adan Igeh [Hussein Deyr] [Birmingham, United Kingdom] - waxa dhalliishaa iska leh Wasaaradda Warfaafinta iyo Telefishanka Qaranka. In Wasiir Cukuse cuna
Wednesday, July 30, 2014
Ka dar oo diibi dhal....Horana waxaa loo xidhey haatuf iyo hubaal..Maanta waxa lagu daray Baligubadle -
Wednesday, July 30, 2014
Halkana waxaan kala soo kaftamayaa XIDIGAHA GEESKA, Oo yara sibiriirixday. - Xisaabtan Aad Qaadateen, Xadigeedu Intuu Dhamaa, Xalaasha Dharar Cad Qalo.
Wednesday, July 30, 2014
Kiishash iyo Kiilaad ayay kala heleen - Bulshadda Soomaaliyeedna waa bulsho tabaalaysan oo jirra dawlad la’aan , dayac iyo dawarsiga dadyoow kale
Wednesday, July 30, 2014
Cabdiraxmaan Cirro Iyo Baahidda Bulshadda Danyarta Ah By Mukhtar Cilmi - Xisbiga Waddani waa xisbi ku tala galay inuu hanto maamulka dalka shanta sanno ee soo socota,aynu siino xisbigaas qudha ee ogol
Wednesday, July 30, 2014
Cambareeyn Foolxumadii Tvg Muqadisho Ka Sameyaay Hargeysa - Qolladan La Baxaday Xiddigaha Geeska Iyagu Waa Koox Dhaadhamo Raac Ah
Wednesday, July 30, 2014
Qafis Kuma Jireen Jiir,Siduu Qudho Dad Soo Gooyey - INTAAS KADIB WAXAYNU MAANTA HALKAN UGU DALBANAYNAA, CAFIS SAXIIBKEEN;-AQOON YAHAN JAMA JIIR
Wednesday, July 30, 2014
Maanso-Halgame Ummadeed [Maqal & Qoraal ] - 5:Halaan Gayin howla haadin. 6:Mid hees qorra how holaadin . 7:Hibbaan jirin how hibaynin .
Wednesday, July 30, 2014
Make No Supplications Against President Siilanyo, Pray For His Guidance Despite - As reported in the news media the neighboring countries complained about these Ministers but not heeded. The neighboring countries
Wednesday, July 30, 2014
Ogaysiis ku socda Shaqaalaha hudheelada somaliland ee Barkhadleh - Xafiiska Shaqo abuurka Ururka barkhad
Wednesday, July 30, 2014

Kulan Magaladda Burco ku Dhex-Maray Beelaha Habar-Magaado iyo Gudomiyaha Garabka Beesha Garxajis Oo Socdaal ku Maraya Gobalada Bariga - Dhinaca kale Xukuumada Silaanyo ayaa si weyn uga sastay dhaqdhaqaaqyadan abaabulan ee ay samaynayaan Dhalinyaradani
Thursday, July 31, 2014

Saladiinta,Dhalinyarada iyo Waxgaradka Gobalka Togdheer Oo Canbareyay Dowladda Hoose Oo Iibisay Garonka Sheikh Bashiir - Waxay ka dhignayd 2012 maalintii dorashadii Baabal Khiyaamka ahayd ka dhacday dalka ee golaha degaanku Xasuqii Lagu Sameyay Dadwaynaha Xaafadda Axmed Dhagax
Thursday, July 31, 2014

Xukuumadda Somaliland oo Caddaysay Mawqifkeeda Muddo-kordhin loo Sameeyo Madaxweyne Siilaanyo - "Muddo-kordhintu kuma xidhna madaxweynaha rabitaankiisa iyo rabitaan la’aantiisa midna, waana arrin u taal golayaasha sharciga ah"......... Wasiir Cukuse.
Thursday, July 31, 2014

Daawo: Shacabka Reer Libya Iyo Ajaanibkii Dalkaas Ku Sugnaa Oo U Qaxaya Dalka Tuunis. - Dadkan ka cararaya dagaalka oo aad uga xun xaalada ka jirta dalkooda ayaa sidoo kale dhibaato kala kulmay, ciidamada ilalaada xuduudaha
Thursday, July 31, 2014

Daawo: Dad Ka Cadhaysay Xaalada Gaza Oo Mudaharaadyo Ka Hor Dhigay Safaarada Israel Ee Dalka Maraykanka Iyo Booliska Oo Xidhay Professor Dibad Baxa Ku Jiray - Ciidamada booliska ee dalka Maraykanka ayaa iyaguna taxaabay Professor Norman Falacnste, ninkaas oo ah bare wax ka dhiga Jamaacadaha dalka Maraykanka
Thursday, July 31, 2014

Daawo: Aktarada Ugu Magaca Dheer Dunida Iyo Dalka Spain Oo Xasuuq Ku Tilmaamay Duulaanka Israel Ee Qaza - Fanaaniinta reer Spain ayaa sidoo kale codsaday in deg deg loo furo xuduudaha gacanka Qaza si ay dadka ku dhaqan degaankaasi ay u helaan
Thursday, July 31, 2014

Daawo: Ilme Nool Oo Laga Soo Saaray Uurka Hooyadii Oo Ku Dhimatay Duqaynta Israel Ee Gaza - Gabadhan yar oo loogu magac daray, Shima waxa ay ku jirtaa cusbitaal ku yaala Qaza, halkaas oo lagu korinayo qalabka ubadka dhiciska ah
Thursday, July 31, 2014

Qaramada Midoobay oo si Adag u Cambaaraysay Xasuuq Culus oo Israa’iil ka Gaysatay Suuq iyo Dugsiyo - Ugu yaraan 19 qof oo rayid ah ayaa ku dhintay dugsi ay Qaramada Midoobay maamusho oo ay ku barokaceen dad ka badan saddex kun oo qof
Thursday, July 31, 2014

Warancadde:-Halkaa Cadde Aan Marnaba Siyaasadda Guul Ka Gaadhin Oo Damacu Hogaamiyo.:- Qallinkii A.A.Asporo - Cali Maxamed Warancade waa siyaasi si wayn uga dhex muuqday Siyaasadihii kala duwanaa ee Somaliland soo maray ilaa markii ay ku dhawaaqday Gooni isu-taageeda ee 1991-kii, waxaanu Xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumaddihii
Thursday, July 31, 2014

Harassment and Assaulting Press Freedom in Somaliland. Guiled Yusuf Idaan - Baligubadlemedia editor have been jailed and fined in Somaliland for allegedly libeling the country's president. He was convicted of defamation and publishing false news about the health of the president
Thursday, July 31, 2014

Maanta Aan Ka Bilownee Musuq-maasuqa Diidda!! Qallinkii Bashe Ali Beddel - Dal iyo dad wuxay ku horumaraan cadaalad iyo sinaan loo sinaado addeegyada dawlada, kheyraadka dalka iyo sharciga iyo qawaaninta dalka u yaala.
Wednesday, July 30, 2014

Saxafiyiinta Madaxa-banaan Ee Gobalka HAWD, Oo Dhaleeceeyay Xadhiga Tafatiraha Baligubadle Media Iyo Weerarkii Qorshaysnaa Ee Lagu Qaaday Xarunta Wargaysaka Madaxa-banaan Ee Ogaal - Hargeysa-(HWN)- Urrurka Saxafiyiinta Madaxa-banaan ee Gobalka HAWD, ayaa si kulul u canbaareeyay xadhiga ay xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kula kacday Tafatirihii Shabakkadda Wararka ee Baligubadle Media
Wednesday, July 30, 2014

R-Hadhwanaag:-Wasiirka Wasaarada Kaluumaysiga Somaliland Cali Jaamac Faarax (Buureed) Oo Gaashaanka Ku Dhuftey In Badaha Somaliland Lagu Daadiyay Sun. - Sheegayna In Uu Dib Udhacey Shirkii Beelaha Warsangali Wareysi Qaade Cabdiraxmaan-hiiraan
Wednesday, July 30, 2014
Click to listen


Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Mudo Kordhin Loo Sameeyo Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xukuumadiisa Ku Riixay Hay’adaha Ku Shaqada Leh Doorashooyinka,Kana Jawaabay Eedaymo Waddani Uga Yimid. - Hargeysa(HWN):-wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacyi gelinta somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse) ayaa ka jawaabay eedaymo uu xisbiga mucaaridka ah ee waddani
Wednesday, July 30, 2014

Sawirkaas Ay Jara,Idada Qaar Ay Igula Soo Sawireen Xidigaha Geeska Raali Kama Ahi - Fanaanada Sahra Ilays Oo Ka Hadashay Warar Ay Warbaahinta Qaar Ka Qoreen
Wednesday, July 30, 2014
Click to listen



Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Hawd Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Guddoomiyihii Hore Waxbarashada Degmada Bali Gubadle Iyo Guddoomiyaha Cusub. - Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Hawd Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Guddoomiyihii Hore Waxbarashada Degmada Bali Gubadle Iyo Guddoomiyaha Cusub.
Wednesday, July 30, 2014


Tog-Wajaale Wasiiro Xadhiga Kajarey Huteel Cusub Oo Laga Furey - Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland Abiib Diiriye Nuur oo furitaankii Huteelkan xadhiga ka jarey islamarkaana, ka jeediyay halkaasi hadalo kooban ayaa ku dheeraaday Taariikhda Magaalada Tog-wajaale
Wednesday, July 30, 2014

Koox Soo Weerartay Xarunta Wargeyska Ogaal Ee Magaalada Hargeysa. - Kooxdan ooqaar Wargeyska soo galeen, halka qaar kalena dibada ku sugayeen, siday sheegeen Weriyayaashi ku sugnaa xarunta Wargeyska Ogaal mid ka mida raggani waxa uu sitay bastoolad
Wednesday, July 30, 2014

Hargeysa(HWN)WADDANI Oo Madaxweyne Xigeenka Ku Eedeyay In Uu Gawracay Xuriyal Qawlkii Saxaafadda. - WAR SAXAAFADEED HARGEYSA UjeeDo/ Canbaaareyn Aad U Xoogan Oo Ku Socota Xukuumada Talada Haysa Xisbiga waddani ee
Wednesday, July 30, 2014

Hay’adda fadhigeedu yahay Wadanka Ingiriiska ee Somaliland Aid oo Dacwad ka gudbisay Xukuumadda Siilaanyo, Cabudhinta, Tacadiyada iyo Xadhiga ay ku hayso Saxaafadda. - Hay’ad Samafal ah oo Magaceeda la yidhaa Somaliland Aid, fadhigeeduna yahay Magaalada London ayaa haatan dadaal ugu jirta sidii ay uga hor tagi lahayd, Xad gudubyada
Wednesday, July 30, 2014

Wasiirk Cukuse Oo Ku Han-Jabay Inuu Talaabo Ka Qaadi Doono Fanaaniinta Xidigaha Geeska, Oon Qaar kood Ka Tirsanayn Wasaarada Warfaafinta. - Wasiirk Cukuse Oo Ku Han-Jabay Inuu Talaabo Ka Qaadi Doono Fanaaniinta Xidigaha Geeska, Oon Qaar kood Ka Tirsanayn Wasaarada Warfaafinta.
Wednesday, July 30, 2014

Madaxweyne Ku Xigeenka Oo Qaabiley Wafti Ka Socday Sweden (Sawiro) - Madaxwayne ku xigeenka Jamuuriyada Somaliland Cabdirxmaan Cabdilaahi Saylici ayaa waftiga soo dhaweeyay kuna bogaadiyay dadaaalkooda in ay halkaasi ka sii wadan
Wednesday, July 30, 2014

La Yaab: Ciyaaryahan Seydou Keita Oo Diiday In Uu Gacan Qaado Pepe - halkan ka daawo warkaas oo faahfaahsan
Wednesday, July 30, 2014

Maareeyaha Telefishanka Qaranka Oo Sabab Fari Ku Godan Tahay U Hakiyay Waraysi Hawada Ku Jiray iyo Wariyihii Daadahinayay Oo Ka Hadlay - Maareeyaha maxaa uga baxay Barnaamijkan ee uu u diiday, Maxayse Wariyihii Daadihinayay Ku Macnaysay
Wednesday, July 30, 2014


Tartankii Lagu Xusayay Marxuum Xaaji Gujis Oo La Soo Gabogabeeyay - Xaflad loo sameeyey bixinta abaalmarinaha tartankannadaasi oo isla habeenkaasi lagu qabtay garoonka Tima-cadde waxan ka qaybgalay masuuliyiin ay ka mid yihiin Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada,
Wednesday, July 30, 2014

Highlights
Kulan Magaladda Burco ku Dhex-Maray Beelaha Habar-Magaado iyo Gudomiyaha Garabka Beesha Garxajis Oo Socdaal ku Maraya Gobalada Bariga
Saladiinta,Dhalinyarada iyo Waxgaradka Gobalka Togdheer Oo Canbareyay Dowladda Hoose Oo Iibisay Garonka Sheikh Bashiir
Daawo: Aktarada Ugu Magaca Dheer Dunida Iyo Dalka Spain Oo Xasuuq Ku Tilmaamay Duulaanka Israel Ee Qaza
Daawo: Ilme Nool Oo Laga Soo Saaray Uurka Hooyadii Oo Ku Dhimatay Duqaynta Israel Ee Gaza
Warancadde:-Halkaa Cadde Aan Marnaba Siyaasadda Guul Ka Gaadhin Oo Damacu Hogaamiyo.:- Qallinkii A.A.Asporo
Harassment and Assaulting Press Freedom in Somaliland. Guiled Yusuf Idaan
Saxafiyiinta Madaxa-banaan Ee Gobalka HAWD, Oo Dhaleeceeyay Xadhiga Tafatiraha Baligubadle Media Iyo Weerarkii Qorshaysnaa Ee Lagu Qaaday Xarunta Wargaysaka Madaxa-banaan Ee Ogaal
R-Hadhwanaag:-Wasiirka Wasaarada Kaluumaysiga Somaliland Cali Jaamac Faarax (Buureed) Oo Gaashaanka Ku Dhuftey In Badaha Somaliland Lagu Daadiyay Sun.
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Mudo Kordhin Loo Sameeyo Madaxweyne Siilaanyo Iyo Xukuumadiisa Ku Riixay Hay’adaha Ku Shaqada Leh Doorashooyinka,Kana Jawaabay Eedaymo Waddani Uga Yimid.
Sawirkaas Ay Jara,Idada Qaar Ay Igula Soo Sawireen Xidigaha Geeska Raali Kama Ahi
R-Hadhwanaag:-Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Salaamaha Oo Idiinka Imanaya Xeebta Barbara,Waxaana Bookhatay Wariye Hibo Cumar Bade.
Ururka Ardayda Somaliland Ee Yemen Oo Soo Qaban Qaabiyay Munaasabad Casho Ah Oo Lagu Xusayay Ciida Fidriga Oo Ka Dhacday Magaalada Sanaca(Sawiro).
Guddoomiyaha Waxbarashada Gobolka Hawd Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Guddoomiyihii Hore Waxbarashada Degmada Bali Gubadle Iyo Guddoomiyaha Cusub.
Tog-Wajaale Wasiiro Xadhiga Kajarey Huteel Cusub Oo Laga Furey
Hargeysa(HWN)WADDANI Oo Madaxweyne Xigeenka Ku Eedeyay In Uu Gawracay Xuriyal Qawlkii Saxaafadda.
Hay’adda fadhigeedu yahay Wadanka Ingiriiska ee Somaliland Aid oo Dacwad ka gudbisay Xukuumadda Siilaanyo, Cabudhinta, Tacadiyada iyo Xadhiga ay ku hayso Saxaafadda.
Wasiirk Cukuse Oo Ku Han-Jabay Inuu Talaabo Ka Qaadi Doono Fanaaniinta Xidigaha Geeska, Oon Qaar kood Ka Tirsanayn Wasaarada Warfaafinta.
Maareeyaha Telefishanka Qaranka Oo Sabab Fari Ku Godan Tahay U Hakiyay Waraysi Hawada Ku Jiray iyo Wariyihii Daadahinayay Oo Ka Hadlay
Genel Makes Donation To Support Local Community
Raysal Wasaaraha Dawlada Xamar Oo ka Hadlay Wadda Hadalada U Socda Somaliland IYo Somaliya & Xaalada Gobolada Bariga Somaliland
Dhalinyarada Ka Soo Jeeda Gobolka Hawd Ee Ku Dhaqan Waqooyiga Ameerika Oo Si Adag U Canbaareeyey Xadhiga Tifaftiraha Balli-Gubadle Media, Fariimo Culusna U Diray Xukuumada.
Tifaftiraha Shabakada Balli-Gubadle Meida Oo La Hor Keenay Maxkamada Gobolka Iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Kiiska Loo Haysto
Daawo Muqaal : Haydhka Tuulada Degmadda Duruqsi Kayse Cabdiqaadir Oo Gudoomiyaha Degmadaasi ku Eedeyay Musuq-Maasuq
Daawo Sawirada/Vedio: Lacibka Messi Oo Maxkamad Ku Taala Spain Ku Eedaysay Inuu Cashuur La Baxsaday
Sheekh Aadan Siiro oo Tilmaamay inay Jiraan Xubno Xukuumada ku Jira oo Dalalka Darisku ka Cawdeen
UCID oo Iftiimiyey Heshiisyo si Qarsoodi ah loo Sexeexay oo Lagu Xaalufinayo Khayraadka Badda Somaliland
Daawo: Orod Yahanad Reer Kenya Ah Oo Iyadoo Dhawr Mitir Uga Hadhay Orodkii Marathon-ka Miyir Doorsoontay Haddana Bilad Dahabka Ah Hantiday
Hooyada Dhashey Wiil Xukuumada Somaliland Udhiibtey Dalka Jabuuti Oo Koomo Kujirtey Bil Ku Dhawaad iyo Qoyskeeda Oo La Murugeysan
Dadweynaha Reer Tog-Wajaale Oo Ku Oriyay Salaadii Ciidal-Fidriga Gudoomiyaha Degmada Kadib Markii Uu Ka Hadley Qaadhaanka Dhameystirka Jidka Kalabeydh iyo Wajaale Xidhiidhiya
Madaxweynaha oo ka Badbaaday Dabin Karaamadiisa in dhulka lagu jiidjiido loogu Talo galay oo uu soo qoolay Wakiilka Somaliland u fadhiya UK.
 
Somali Agrifood Business July,25/2014
buubaa
Afuri Walaalkaa oo Afur LA
machadka Ibnu Baz
daarultawhid
dawga cad
kuwait
Ottawa2
pictu 3 Toronto May 18
Sako
dahsbhiil rashiid Dualeh
Dahabshiil Awards
Yaa caawinaya
Maandeeq TV Toronto
Silaanyo kubad
Yaa caawinaya

©2014 Hadhanaagnews Media Network All Rights Reserved.